![]() |
Bari hore ayaa waxaa jirtay Boqor ku noola qasri weeyn oo balaran kana talinjiray maamulijiray Boqortoyo balaran heesatay deegan weeyn maamulijirtay
Boqorka waxa uu lahaa wiil guurdoonaa sanado badan oo xukun hayeyna waxa uu qorsheenayey in wiilkas uu ku wareejiyo
Boqortooyada balse inta uusan ku wareejin waxaa taas ka horesay in wiilkisa uu u guuriyo gabar boqorad ah si wiilksa uu uguursadana waxa uu larabay boqorad dhab ah
Una maamulikarto Qasriga wiilkisa ayuu u sheegay in uu ka raadsado deeganada boqorad mudo dheerna waa uu fikirayey waxa uuna u baxay safaro kala duwan oo ku soomaray deegano kala duwan asaga oo raadinayo Boqorad uu nolosha lawadaago
Waxaa sidokale kusooboqday Qasrikiisa boqorado tirobadan oo ka yimid deegano kala duwan kuwaas oo dhamantood u soo bandhigayey codsi guur si uu mid ug xusho balse boqorka waa eey ku adkaatay in uu mid kamida xusho waxa uu ahaa mid aan goan qaadanen
Inta badan ma qancinjirin hablaha u imanayey kana dalbanayey guurka sanado badan oo duurka ku jiray waxa eey ku soodhamatay tu guukdaresatay guul daro guuldarada boqorka wsxaa ka xumaa boqorka iyo boqrada dhalen
Waqti habeen ah oo mugti ah hadana roob da aayo ayaa boqorka waxa uu istaagay Daaqada qasriga uu ku noola waxa uu argayey hilac iyo mugdiga iyo roobka weeyn ee da ayo kaas oo mararka qaarna cabsi ku berayey
Balse waxa dhacay kama eeysan nixin marna maskaxdiisa boqorada uu nolosha la qeebsanlahaa xili eey waxaas dhan dhacayen waxaa irida soo garacday waxan albaabka ka furtay gabadha adeegtada ah waxa eey aragtay gabdh albaabka hortagan
Si daran u dhaxmoonesa gariireso roob badan ku da ayo waxa eey ku tiri waan dhaxmonaya albaabka ika fur gabdha adeegtada ah ayaa waxa eey ka yaabtay gabadha xilikan kaligeed taagan albaabka mugtina tahy roobna da aayo ayey la yabtay
Intee albabak kafurtay ayey waxey u tagtay boqorada iyo boqorka u soo shegaty boqorka iyo boqorada waxa eey ku amreen ciidamdisa in eey soo xareyan eeyna ogadan sababta eey xilikan gabar yar kaligeed u socoto boqorada ayaa u timid oo ku tiri u keena dhar eey xirato waxa eey ku tiri boqorada madowkan roobka badani da ayo maxaad raadinesaa
Waxeey ku tiri waxaan ahay boqorad katimid deeganka kana tirsaned boqor heblayo hooyadeydan waxaa soowèeraray cadaw aabahyen suu nafteda u badbadiyo labo askari waxa aan i soconay duurka kadibna roob aad u ween ayaa yimid waana kala lunay aniga iyo labada askari sidaa ayaana ku soo helay Qasrikina
Boqoradan aad ayey ug dhagtagtay shegada gabdha yar waxaana loo keenay dhar eey iskag badasho dhargeedi Qoynaa boqorkan dusha ayuu ka daalacanaya markii eey dharka soo xiratay ayuu boqorka gabdha cajabisay waxa uuna rajeynayey
In gabdhas eey boqorad noqondonto waxaa sooracday gabadhii hooyadiis waxa eeyna is bartay wiilkeda iyo gabdha asigan aad ayuu ug helay gabdha gurika joogta runtiin asig waxa uu doonayo boqorad dhab ah lakin hooyadii ayaa tiri ha walwalin caawa ayaan oganena in eey tahy boqorad dhab ah
hooyadii ayaa bilawday sida eey u tijabin laheed gabdha waxa ee bilawday in eey furashka u galiso dhagax
Post a Comment