eedadii arxanka darneed iyo gabdhii yareed oo rajada aheed


 waxaa jirtay  malin maalmaha kamida  qoos ka gooban gabar yar iyo hooyadeed iyo aabaheed gabdhii yareed waxa eey marwalba jecleed hooyadeed  hooyadan waxa eey aheed qofnaxariis badan waxa eeyna aad ug jecleed gabdheeda maaido waxa eey ahayeen qoos iska danyar oo marwalba ku qanacsan noloshooda 

maalin malmaha kamida waxaa xanunsatay hooyo sahro oo aheed maaido hooyaded waxa eey mudo xanunki la jiiftay hooyadii maalinki dambe waa eey dhimatay waxaa halkaa muro iyo ooyin isku daray gabdhii yareed iyo aabaheed waxa eeyna la ooyday maaido cidlada eey soo istaagtay maaido waxa eey mudo ka goaday cunadii eey cunijirtay aabhii maaido dhalayn waa uu ka xumaday waxa uuna ka walwalay xaalada eey gabdhiisa yar ku jirto 

waxa uu aabhii ku fakaray in uu u keeno xaaskale oo gabadhiisa yar u xanaaneso si eey ug buuxiso booskii hooyo gabdhiisa cali waxa uu sooguursaday xaaskii waxa uuna u keenay gabdhii yareed waxa uuna u sheegay in eey booskii hooyo sahro u taagantahy  maaido ayaa ku tiri aniga waxaan rabaa hooyadey midan manoqonkarto hooyadey ee hooyadey ii keen  maaido waxa eey murugta ku jirtab waa eey iska samirtay waxana eey eedada marwalba kula dhaqmijirtay ficilo xun ,arka uu aabaha gurika ka tago 

eedada maaido weey dilijirtay waxa eeyna ku amri jirtay in eey shaqada qabto maaido maalin walba weey ooyijirtay  oo waxa eey marwalba xasuusanjirtay hooyadede maalinki dambe eedadi waa eey dhashay marwalba waxa eey ku qeeylinjirtay maaido yar subax ayey waxa eey usoobaxday ayada oon maaidio shaqo qaban kadib maa eey garacday waxa eeyna ku amartay in si dhaqso leh eey ku tirtirto guriga maaido ayada  oo labada dhinac ka ooyneeso eey shaqadii dhamesay kadib waxaa maaido u wacday eedadii waxa eeyna ku tiri waxaad ii keentaa galas biyo ah 

waxa eey maaido u  keentay biyihii  kadibn eedadi waa eey ka qaatay waxa eeyna biyihii ku tuurtay dhulka waxaan daaday biyihii waxa eeyna si xun u dishay gabdhii yareed ilaa eey afka dhiig ka keentay  maaido waa eey ooysay waxa eeyna niyada ka rabtay hooyaded waxaa gurik soogalay aabhii gabdhiisa oo afka ka dhiigeso waxa uun ku yiri maxaad iika dishay gabdheyda oo eey samesay maxaa sidaan ug ciqabtay eedadii baa tiri waxa eey ii keentay biyo wasaqa aabihii intuu xanaqay ayuu waxa uu dilay xaaskii xumeed  waxa uun ku yiri waa in  aad iika baxdaa gurig adig iyo ilmahakba aabhii sidii ayuun gurik ug saaray eedadi  

maaidan halki ayey kurikii ku joogtay kuna faraxday aabaheed sida wanagsn uu ug naxaristay waxa uun gabdhiisa yar geyay wax barasho sidii ayeyn ku weynatay ugna baxday silicii  waxaan halkaa  kudhamaday sheekadii eedo arxanlaay


Post a Comment

Previous Post Next Post