Waxaa magaalo daganaa qoos ka kooban hooyo iyo aabe iyo labadooda gabdhood labada gabdhood waxaa laka oranjiray farxiyo iyo ubax halka farxiyo eey aheed gabdhar aad u qurxbadan aadna u acad
Ubaxna eey aheed gabar madoow oo foolxun sidaa darteed ubax marwalba dadka wexeey jiren waad foolxuntahy waana madowdahy sidokale walsheed ayaa ku caayjirtay midabka madoow
Aabihi ayaa ku yiri xaaskeygiyey labadeeda gabdhood weey weenadeen waa in aan macad geeynaa waa in aan kula socodsiiyaa inaan biri geynaayo sidaa aawgeed waa in aan kusodhahaa is diyariya hadana ayaga ayaan aadaya ee macsalama
Islawaqtigaan aabhi waxa uu u yimid gabdhihii waxana uu ushegay in uu kukeej geeynaayo wayoo hada weey weenaden iskoolna weey dhameyen waxa uuna ku yiri is duyariya kadib aabihi wuuwaday waxa uuna geyay iskolki halka farxiyo ardaydi dhan soodhaweyday eey wiilasha oo dhan eey kadaba dhaceen maadama eey aheed gabar isqurxiso halka filsan eey weeyday cid eey la saaxibto waxa eey ku eedenayen midabkeeda
Iyo foolxumadeeda marka eey ubax kuleejka timaato ardayda aad ayey u caayn jireen oo waxa eey u istagjiren albaabka waxa eey kudhihijiren inta aad adiga kuleej nala dhiaganlaheed waxaana haboon inaan kaa cararno ubax waxa eey aheed gabar geesiyada wargooda uma joojin jirin waxa eey haleed hal saaxiba waana walsheed oo eey walshan jirtay
Maalin ayey aragtay nin walsheed qash qashadayo lakin waxa eey ku dhufatay dharbaaxsho waxa eeyna usoo waday gurika ayaa waxaa aragtay gabar gabdhas oo eey farxiyo la hartay kuna tiri gabareey waan jeclhy inaan kual socdo lakin hadii aad gabdhan lasocoto ogaw hal arday oo kula saaxibo helimesid wayoo waxaan foosha xun ardayda oo dhan weey ka baqayan marka waxaa wanagsn inaad iskaga harto ardayda oo dhan weey ka baqayan marka sidaa aawgeed waa inaad iskag hartaa
Sidokale ardayda Qaaar ayaa kudhahen waa in aad iskag baxdaa kukeejka kudheh walshaa ubax sidokale hadaa walshaa lasiisocto ardayda weey kugu bahdili farxiyo weey fakirtay waxa eeyna ku fikirtay in eey Qaadato goamada ardayda waxa eeyna kudhahday waa in aad iskaga baxdaa kulejkan waayoo qof adiga oo nuucan ah waxbarsho looguma talagalin
gabdhii ku tiri walshey dadka midabkooda lakuma xugmiyo ogaaw aniga adiga hadalkaga ugma joogsanayo hadeey sidaa kaa tahy ogaaw aniga maanta kadib marabo inaan kulej kuu raaco xitaa hadaa aktaada soomaro madhihikartid waa walsheey adiga oo sidaan u foolxun oo dadka iku kaa caaynayan marka sidaa aawgeed hadii aan iska soo horbaxno hadhihin waa walsheey maantay kadibna isma naqaano wadada mar an teyda ayaan maraa sidaa aawgeed ku kala joognaa
farxiyo marka eey saas ku tiri walsheed waa eey iska ooyday aad ayeyna ug xumatay waxeeyna iskaga jiifsatay ayadoo murugesan sarirteda isla markasba waxaa warki maqlesay macalimadii macalimadii ayaa ku tiri kaalay farxiyo halkan imaw maxaa walshaa sidaan ula hadashay walshey weey u qalmataa in sidaa loola hadlo waayoo dadkoo dhan ayaa sidaa igu dhalecenayo macalimadii ayaa tiri sidaa wax uma jiraan ee waksha weey ku jecshahy adig waa in aad jeclata
Lakin farxiyo ayaa macalimadii kadiiday hadalk oo ku tiri aniga marabo sheey leyku dhaliiceynayo oo dadkuna iku caaynayan aniga marabo in dadku ika cararan sida walshey oo kale lakin macalimadii ayaa ku tiri sidaa mafiicno gabdheydiyey marwalbana waa in aad iska qalbi furnataa dadkan lakuma qiimeyo wajiga qurxoon ee waxa laku qiimeya qalbigooda oo wanagsn lakin farxiyo hadalkaa kama daadagin sidaa aawgeed macaimadi
Islawaqtikaana macalimadi ayaa ku tiri ina keen aniga ayaa wax kusok fahansiinayo walshaa inaa saas ul hadasho maahan wayoo waa kula dhalatay waa walshaa oo dhiig iyo dheecan isku tihiin waxyalaha adiga kudhibayo in eey kaa ilaaliso oo eey kaa difacdo
Post a Comment