Gabdhii taajirada aheed oo bahdishay saxibateed




Waxaa jiray labo gabdhood oo saaxibo ah  midna eey tahy faqiirad midna eey tahy taajirad  mid aabaheed waxa uu ahaa ganacsade midna aabheed waxa uu ahaa mid magaalada xaawada usoo guro waxyaalaha nolol maalmeedkiisana  kaga dhacsada 

Halka labada gabdhood magacyadooda laka oranjiray caaisha iyo ayaan   caaisha waxa eey aheed  gabdha taajirada aheed  waxeey ahaayen isku iscool waxa eeyna ahayen saaxibo nafta u dhaxeso  oo inbadan wax isla aqrista intixanada isla diyaariyo waxwalba oo nolosha ahna isla wadagan 

Caaisha had iyo jeer waxa eey caawin jirtay saxibteeda waxa eey ku caawinjirtay alaabaha laku ciyaaro iyo buugagata laku ciyaaro  hooyaded ayaa ku tiri alaabtan waa alabti aan kuu keenay maxaa u siisay sxbtaa  caaisha ayaa ku tiri hooyo alaab waa wax la helikaro lakin saaxib lama helikaro  hooyadi ayaa ku tiri gabdheydi waa runtaa lamahelikaro 

Hooyadi ayaa ku tiri waa in aad wax barashadaad ku dadaasha gabdheydiyey caaisha ayaa tiri hooyo aniga iyi saxibtey ayaanba waan dadaalnaa  waxbarashadena waxa aan galidonaa kaalimaha koowad 

Caisha markii eey hooyadeed saas ku tiri waa eey ka tagtay  waxaa iskoolka soogalay macalimadii  i dhagesta ardaydeda  waxaad wax u baranesan in aad gaartan hadafyadina marnaba hais niyad jabinina markey caaisha iyo ayaan eey bananka usoowada baxeen  waxeey caaisha ku tiri 

saaxibadeyd ayaan adiga waxaa tahy faqiirad lakiin aniga waxaan ahay gabar taajirada  sidaa aawgeed waxaa lakaa rabaa inaad dadaasho oo kaalimo fiican keentid oona lacag fiican shaqeesatid lakin aniga lacag waan heestaa oo waxaa ii shaqeyay aabahey  waxwalba waan heestaa 

Ayaan ayaa ku tiri idhageeso  sxbteyda caaisha maanta hadaan faqiirad ahay biri ayaan taajir noqonakaraa  wayoo hantida iyo lacagta waa wax waregto adigana waxaa laka yaaba inaa faqiir noqoto  wayoo dunidan waxwalba  ayaa is badala

Caaisha waxa eey ku jawabtay my my saaxib aniga faqiir manoqonayo taasna haku naawilin  markii eey sidaa ku tiri waa eey kasoo tagtay labadii gabdhoona waa eey dhameyen jaamacadi maalin maalha kamida ayaan oo baska ceshaneso ayaa waxa wada soomartay saaxibded caaisho  oo wadadto gaari qaaliya 

Kadib waxa eey soowada aaden halkaa iyo jaamacada halka caaisho aabaheed oo dunida iskaga tagay caaishana waxa eey isticmaale hantidi aabaheed marka eey yimaden jaamacda ayaa waxa eey saaxibadeed kudhahen saaxibey waa maxay qofkan bahda dilan oo kula socoto 

Caaisha ayaa tiri waa sxbteeda ilaa yaranti oon jaamacada wada dhiganjirnay waxaana isla sooqadanay waqti dheer  saaxibadi ayaa kudhahen sxb caaisha hadii kuleejka lakugu arko adoo lasocdo midaan ogow in laku bahdilayo  waxaan faqiirada inad lasocoto mahaboono  weeyna ku qosleen ayaan weena iskag tagen ayaana weey iska ooysay  ayaan weey iskaga tagtay ayadok ooyneso  waxa eey tagtay kursi jaamacada akteeda ahaay ayey iskag ooysay iskagana murugootay  

 Ayaan waxa eey u tagtay saaxibadeeda caaisha waxa eeyna ku tiri sxb soobax aan baxnee caaisha waxa eey ku tiri sxb i dhageso aniga iyo adiga isku leefal manihin bananada waan ku kulmi karnaa lkin markan jaamacada joogo maya  intee fiiriso ayeyna yastay  ayaan waxa eey la yaabtay sxaabteeda wajigeeda cusub ee lasoobaxday  ayaan waxa eey aadady xaafada waxa tagtay ayaan gurika ayada oo lasoodontay oo eey soodonten reer faqiira 

Waxa eey u tagtay sxbteda caaisha weeyna u wacday waxa eeyna kudhahday adiga ayaa ii wacaay sxb ee maxaa jiro ayaan ayaa ku tiri sxb waa leey soodontay oo waa ley guurasanaa  ee waxaan jeclaan lahaa inaad arooskeyga ka sooqebkasho  caaisha ayaa ku tiri aniga kama qeeb galo aroosyada faqiirinta aniga xitaa waa ley guursanaa  ayaan inteey xanaqday ayey meesha iskaga tagtay 

Waqti dheer kadib labadooda waa lakal guursaday ayaan waxaa guursaday ninka shaaxa u geegeeya ninka caasiha qabo  maalin maalmaha kamida ayaan iyo ningeeda waxa eey waayen wax eey masruuf kadhigtaan maadamuu ayaan uu qabto shaqo yar   ayaan waxa eey tiri  waxaan aan wacayaa saxibadeda caaisha bal ineey i caawiso 

Midba mida kale waxa eey ka waresatay caafimadgeeda maadama eey waqti dheer iskugu dambesay  ayaa tiri sxb waxaan rabaa inaa iku caawisid lacag  caasiha waxa eey tiri sxb ii imaw waan kugu caawinae  si wanagsn waan kuu soodhweynaa  haye 

 Ayaan iyo ninkeeda waxa eey wacdeen  texsi islamarkiba waa eey is sooracen waxa eeyna soo aaden gurika caaisho ug damben weey gaaren gurika caasiho waxaa ilbaabka garacay  ninkii ayaan waxaana ka furay shaqaalaha caaisho  ayaga oo gurika quruxdiisa la yaaban ayaa waxa u timid sxbteeda caaisha waxeeyna tiri sxb soodhawaw 

Ninkii shaqaalaha ahaa waxa loodiray cabitan eey caban  islamarkiiba caaisho waxa eey tiri lacag ii keen  kadibna lacagti waxa lasiyey sxbteda ayaan  islamarkiba waxa meesha soomaray ninkii caaisha

Waayoo waa  mudanihiisa uu shaaxa u geeyo marwalba  ninkii caaisha markuu ninka arkay waxa uu yiri waryaa cali shaaxle maxaa halkan ku keenay  caaisha ayaa ku tiri ninkeygiyow  caasiha ayaa ku tiri miyaa taqaan haa ayuu ku yiri waa midka shaaxa ka shaqeeyo ee nuucan oo kale gurika haisku keensan ayuu yiri ninkii caaisha  

ayaan  ayaa ku tiri saxibteda caaisha soo lakama fiicno in ninkaga saan inoo aflagaadeeyo  caaisha ayaa ku tiri  iskadaa ninkeyga aflagadadise hadaan ogaan lahaa in nin shaaxla ah aad guursatay gurikeyga kuuma soodhaweyen  waayoo aad ayaan ug xumahy mana wanagsnen adoo faqiira inaan guursato ninkaloo faqiira  hada kadibna gurikeyga ha imaan 

 Ayaan ayaa ku tiri sxbteeda caaisha nolosha waa wareegto  maalin ayaad isoo baahandontaa sidaa ii aflagaadesayna waad ka shalaydontaa  islamarkiina ayaan oo xanaaqsan ayaa gurika iskaga soobaxday waxeeyna timid gurikeeda weeyna iska ooysay  lakin ningeeda ayaa sabar siiyey oo tiri xaaskeyga samir aduunyada waa waregto waxaana laka yaaba in aan biri taajir noqono  

anigan shirkada ayaan codsi u dirsaday oo waxaan u dhiibtay waxaana u dhiibay shahadoyinkeyga si leyga soo aqbalo  oona la ii doorto manijar ileen waxaan ahay aqoonyahan  xaaskeyg hawalwalin bari kamaal  markaan taajir noqono ayaan ka aargoosandonaa  lakin waxwalba cafiska ayaa ka wanagsn  hadii aan hanti helno waan iska cafineena lakin ciqaabta eey maanta na mariyen waan ka aarsandoona xaaskeygi ha walwalin 


 Ayaan yaa ku tiri ninkeygiyow hadaa minajar noqoto waan ka aarsandoona bahdilka eey na bahdilen 

Ane waan dadalaya si aan u noqdo gudoomiyaha gobolka  islmarkiiba cali waxaa loo doortay maamulaha guud ee shirkada uu kashaqeeyo caasho ninkeeda   caaisha ninkeeda marka uu shirkada yimid waxa uu yiri aaway maamulaha cusbaay oo shirkadan yimid  ilaa iyo hada ma imaan ee maxaa kudhacay 

Cali ayaa yimid oo caaisha ninkeedi waa uu naxay waxa uuna yiri maxaad meeahan ka qabanesaa adi ma waxaad tahy maamulah cusub shirkadan ma dhicikareso adigoo shaaxle ahaa kama noqonkartid maamule ayuu ku yiri caaisha ninkeda 

Cali ayaa ku yiri waa aniga maamulah cusub ee meel kale haka raadin aniga dhaaxle kaliya maahi ee waxaan ahaa qof wax soobartay  dadaalbadan oo eey samesay ayaan ayadan waxa eey noqotay gudoomiyaha gobolka  islmarkasna ayaan iyo ninkeeda waxeey muujiyen dadaal waxeyna aasteen ganbaniyaal waaween 

Halka ninka qabay caaisha laka sooceeriyey shaqadii  deen badana laku yeeshay guryihina laka xaraashay runti caasiha iyo nolosheedi waxa eey kusoo biyo shubatay rafaad iyo baahi   caaisha waxa eey raadisay gurika ayaan si eey ninkeeda shaqo ug raadiyo ninga ayada qabo balse waxa eey tagtay gurikii hore ee ayaan waxana laku yiri halkaan wey ka guuren waxa eeyna iibsaden guri weeyn oo qasri ah caaisha warkaas marka eey maqashay waa eey naxday weeyna iska ooysay 

Waxa eeyna ka shaleysay  waxa eey tagaty gurika ayaan ayaan ayaa ku tiri soodhawaw caasha waxa eey tiri ikaraalinoqo sxb ayaan inaan sidaa kuula dhaqmo maahen   ayaan ku tiri sxb caydada iyo bahdilkaga waxeey noo noqotay dhiiro galin 

Maantan heerkan ayaan ku soogaray  sxbteeda aan jeclayee wax walba aad u baahantay maanta waan kuu sameynaa 



Post a Comment

Previous Post Next Post