waxaa jiray maalin maalmaha kamida nin faqiira waxa uu lahaa xaas iyo gabar yar waxa uu gadijiray qudar qudartas ma dabarijirin baahida qoskiisa xaskis waxa eey qof u samirta badan oo u samirta baahida ningeeda waxaa daris la ahaa qoysasa taajiriin ahmed waxa uu jeclanjiray mar un inuu kasaaro xalada baahida oo heesato famliy
ahmed waxaa u weenatay gabadhiis caaish oo waxa eey u timid aabahed ahmed waxa eeyna ka codsatay in uu geeyo iscool ahmed waxa uu ku yiri gabadheydiyey waan ku geeynaa isckool ahmed waxa uu lacag deena ka codsaday boqorka magaalada in uu lacag deemiyo waana uu yeelay waxa uuna soo siiyey lacagti boqorkin waxa uu ku yiri waa in aad keentaa lacagtaa waqti dhow
waxa uu ku yiri ahned waan kuu keenaa boqorkeyg ahmed waa uu iska soobaxay waxa uuna yimid gurig waxa uuna u keenay gabdhiisa dharka iskuul waxa uuna ku yiri gabdheyda soobax aan isckool kaa sooqore caaisha ayada oo faraxsan ayey raacday aabihii waxana sidaa laku geeyey caaish waxbarashadii caaisha waxa eey qof maskax badan waxana ka helay macalimadii sida eey waxwaba ug jwb aabihii waxa uu marwalba kafikirayey sida uu gabdhiisa lacagta uu madrasada ku geeyay inuu si dhaqso leh ku bixiyo waa uu dadaalay ahmed waxana uu u geeyay boqorki lacagti qeeb kamida waxa uuna ku yiri boqorkeyg waatan lacagti qeeb kamida
waxaana kaa codsanaa inaa inta dhiman ika sugto boqorki ayaa ku yiri wayahy waan kaa sugaa markey noqoto iikeen ahmed waa uu soobaxay waxa uuna yimid halka uu qudarta ku iibinayey waxa uuna ka fikirayey xaaskiisa waxa eey dabka ku shubilaheed waxa uuna usooqaday wax eey cunto waxa uuna yimid xaaskiisa oo baahi lafiijto gogosha waxa uuna yiri xaaskeyg ika raalinoqo
waxaan kuu dilay baahi iska keey cafi xaaskisa ug jwabtaty waxaan kufaraxsanahy in gabadheen eey wax noo baraneso midaan aan ku jirno waan ka baxeena oo kuma waaridoono ahmed waxa uu layabay jwbt eey xaaskiis siisay sida naxariista badan eey ug jawabtay malinki dabe waxaa imtixnki ku guulesatay gabdhiisa caaisha waxaan ahmed looga wacay halkaa iyo madrasada waxaana macaliminti u sheegen in gabdhiis eey kishay kaalint ug wanagsan eeyna noqotay ardayga ug fiicn dhanka fahanka
macaliminti ayaa ku yiri gabdhada hada waxa eey gaartay jaamacad waana in aad geysaa ahmed waxa uu ku farxay gabdhiisa sida eey wax u baraneeso ahmed waxaa laku lahaa lacagti gabdhiis eey iscoolk kudhiganjirtay boqorkin marwalba waxa uu ushegaa in lacagti barka dhimaneed uu u keeno waxa eeyn ku heesay walwal waxa uuna ka codsaday in uu xaqiisa u keenayo ahmed maalin walba waxa uu ku jiray fikir aad u weeyn si uu u keeno lacagta boqorka maalin malmaha kamida boqorka waxa uu arkay gabar aad u quruxbadan aad ayuuna ug helay waxa uun ku firay in uu lahadlo waana uu baqay boqorka waxa uuna iska aaday qasrikiisa waxa qalbikisa kusoo dhax noqonesay gabadhii uu arkay
boqorka ayaa hadan waxa uu soo aaday halkii uu ku arkay gabdhii waana uu kawayey balse halki kama uusan tagin oo waa uu joogay waxa uu sugaba waxaa soomartay gabdhii caaisha aheed waana uu uwacay boqorka waxa uuna sheegay in uu ka helay caaisha ayaa ku tiri aniga iyo waan kala duwanhy oo waxaan ahay faqiir adina waxaa tahy taajir marka sidee ayaa iika helikartaa boqorki ayaa ku yiri waa mid iska fudut taas aniga ayaa waxaad rabto ku siinayo caaisha ayaa ku jawabtay aniga wax ayaa bartaa waxaana rabaa in aan heer gaarsiiyo qooskeyga danda yar waxaana doonayaa in aan heer ka gaaro waxbarashadeeda
boqorki ayaa ku yiri famliy waxwalba eey rabaan anaa siinayo waxan rabaa inaan ku guursado adign waxbarashadaad aniga ayaa meel saarayo nolosha qooskaga anaa diyar u ah caaisha waxa eey tiri waan kasoo fikiraa markaas ayaan jwaab ku siina boqorki waxa ku yiri wayahy diyaar ayaan u ahay inaan ku sugo caaisho waxa eey timid guriga waxa eeyna aragtay aabaheed oo murugo meel lafadhiyo oo murugesan waxa eey ku tiri aabe maxaa jiro iisheeg aabhii ayaa ku yiri aabe waxaan ku jirnaa nolol adag waxaa leyku leyahahy lacag deena oon adiga iscoolk kugu geeyay waxaan iku leh boqorka
hadana waxaan ka fikiraa lacagti aan jaamacada kugu geen lahaa mana awoodo ayuu ku yiri aabihii gabadhiis gabdhii ayaa ug jawaabtay aabe waan ka baxeen adiguna hais murjin gabadhii waxa eey goan ku gaartay in eey boqorki guursato boqorkin waxa uu kamurugsanaa inuu gabdhaa heliwaayo maalinki dambe waxa eey u timid boqorka waxa eeyna u sheegtay in eey diyar u tahy guurkiisa waxaa eeyna tiri waxaan wataa sharuud taas diyaar mautahy boqorki ayaa ku yiri haa diyar ayaan u ahay ee iisheeg waxaan rabaa in aabahey iyo hooyadeey aad qasri u dhisto waxaan kaloo rabaa aabahey in aad siiso lacag badan iyo gaari boqorki ayaa ku yiri diyaar u ahay boqorki waxa uu bilaway in uu qasrikii dhiso kadibn waxa uu u tagay aabhii gabdha dhalay misna waaba ninkii uu lacagta uu deemiyey aabihii ayaa naxay waxa uuna ku yiri boqorkiyow lacagtaada wali mahelin waxna maheesto boqorki ayaa yiri aabe aniga lacag kaamarabo ee adiga ayaan lacag kuuwadaa waxaan rabaa gabdhada caaisho ee maisiine aabihii ayaa kuyiri qof adiga kaa fiicn miyaan gabadheyda ku darilahaa
boqorki ayaa kuyiri waa in aad i raacdaa waxbaan ku soo siina aabihii ayaa raacay boqorka waxa uuna geeyaya gurika uu u dhisay waxa uuna yiri aabe kurigaan adaa iskaleh waana xaqaaga aabhihi ayaa arintaa la fajacay waxa uuna la yabay guriga sidan u weeyn una quruxda badan sida uu ku yeeshay boqorka ayaana u sheegay in eey gabdhiisa ka codsatay in uu famliy waxwaba u qabto kadibn uu guursado aabihii gabdhiisa aad ayuu ug farxay nolosha adag ee ka saartay qooskeeda halkan waxaa ku guursaday boqorkii caaisha halkaan waxaa taajir ku noqoday famliy gabdha
halkaan waxaa ku dhamaday sheekadii qoskii faqiirka ahaa oo taajiray
Post a Comment