Waxaa magaalo weeyn ku noola Qoos taajirina Qooskaas oo aad u yasijiray dadka faqiirinta ah waxa eeyna dhaleen labo caruura oo laku kala magacaabo caaliyo iyo musadiq sidokale maamada gurika ug shaqeeso ayaduna waxa eey dhashay labo caruura oo lakuma caagabo muno iyo cilmi
maadan shaqaalah ah caruurteeda saaid ayey ug fakarijirtay waqtika eey shaqada katimaato gurikeeda ayey ka shaqeenjirtay caruurtedan waa eey diyarinjirty maadama uu ninkeeda marhore dhintay waqtika eey gurikeeda katagna waxa eey aadijirtay gurika kale eey ka shaqeeso lakin waxaa saaxibo noqday afarti caruur ahaa
Ee kala ahaa caaliyo iyo musadiq iyo muno iyo cilmi maalin maalmaha kamida caaliyo iyo aabahood waxa uu aaday shaqadiisa isga oo gurikiisa kabaxay caruurtisa ayaa sii macsalameyay oo ku dhahy aabe nabadgalyo markii uu gurika kabaxay waxa eey aaden ayakan saaxibadood si eey ula ciyaran
odayki oo shaqada u socdo ayaa waxa uu arkay caruurtiis oo laciyarayan caruurtii eey jaariyada dhashay aad ayuu arinki ug xanaqay waxa uuna uu yiri waa in aan cashir u dhigaa si aanan ug arag caruurta jaariyada u shaqeeso caruurti oo ciyartooda dhamestay weey soo kala tageen oo waxa eey soo aaden gurikooda muna iyo cilmi waxa eey imadeen gurikooda waxa eeyn isku diyariyen iscoolk
waxa eeyna dhaheen wallkey soow ma fiicnanlaheed inaan isku iskuul noqono caaliyo musadiq si aan iskula ciyaarno wiilki ayaa ku yiri weey fiicnanlaheed lakin ayaga weey naka taajirsanyihiin oo waxa eey dhigtan iscoolk naga weeyn caaliyo iyo musadiqa ayaa marka eey gurika tageen waxa u yeeray aabihi waxa uu ku yiri ma waxaad la ciyaresen caruurta jaariyada dhashay haa aabe ayuu ku yiri ayagu waa saaxibadey
Aabihii ayaa ku yiri waryaa ma waxaad rabtaa in leyku caayo leydhaho carurti jaariyada dhashay ilmahakag la ciyarayan caaliya ayaa kudhahy aabe muno iyo cilmi waa dad wanagsan anagan saaxibo qaalia ayaa nahy abihii ayaa ku yiri i dhagesta carurteeda maanta kadib idin kuma arki karo caruurta mawaxaad rabtaan in sharafteeda aad hoos u dhigtan hada kadib idinkuma arki karo cartuuta
Musadiq iyo caaliyo ayaga ooynaayo ayey u yimaden hoiyadood hooyadi ayaa saan ku diri hooyo maxaa idinku dhacay carurti ayaa kudhahday aabe ayaa nakusoo xanaqay waxeey kudhahday aabo muxuu idinkugu soo xanaqay hooyo aabe waxa uu nagu yiri mardambe lama ciyaarikartan carurta jaariyada hooyadi ku tiri ma intaa yaraa la ooynesan haa hooyo ayey dhahen hooyadi baa ku tiri caruurtediyow aabhin waxa uu idin kala hadlayo waa wax saxan waa in aad aabhin hadalkisa maqashan oo ixtiramtan
Caruurt kudhahday hooyo lakin waa saxiibo wanagsan oo si wanagsan ula ciyarana hooyadi ayaa ku tiri caruurteeda waa in aad maqashan warka aabihin caruuta weey idinka hooseyan laciyara marmar caruurta lakin iska ilaaliya aabihin yuusan idin arkine maalindii dambe waxeey soo aaden cilmi iyo musadiq bananka si eey ula ciyaran muno iyo cilmi marki eey u yimaden ayuu aabahey naku xanqay waxa uu noodiiday inaan idinla ciyarno oo idiin imaano
Kadib markii eey ciyartooda gudo galeen ayey ciyartooda dhamesten ayey muno iyo cilmi kudhahen hooyo caaliya iyo aabahood waxa uu dhahy ilmahas lama ciyarikartin mardambe waa ka dabaqa sareenaa ee maxeey ula jeedan hooyadii ayaa ku tir haa waa run weeynaka lacag badanyihin markii eey sidaa ku tiri muno iyo cilmi ayaga oo murugeesan ayey ka tageen
Maalin maalmaha kamida waxaa gaari yar u keentay muno wallked si eey saaxibadod u siiyan waxa eeyna bilaawen in eey saaxibadod lasoo ciyaran afartooda afarta caruurta ahayen waxa eey bilaawen in cayaran waxaana indhaha laka xiray caaliya oo laku yiri waxaa tabada sedexdena mid kamida ayadoo rabto mid ayaga kamida in eey qabato ayey waxey usoodhawatay mas
lakin waxaa markiba arkay maska muno weeyna u shegtay lakin caaliyo waxa eey rabtay in muno qabato hal ayaga kamida cilmina wuu ar ka gaxay cilmi waxa uu u carary famliy si uu ug soosheego in halis ku jirto muno lakin cilmi ayaa sooqaatay ul oo waxa uu madaxa kadilay maski muna waxa gacanta kasoojiiday caaliyo cilmina maskii uu dilay ayuu inta qaaday ayuu kasoo fogeyay maskii uu meesha ku dilay isla waqtigiba waxaa sobaxay waalidkii caaliya waxa eeyna u yimaden carurti
Markii uu arkay cilmi sida uu u badbaadiyey gabdhiisa ayuu waxa uu abhii ku yiri wiilkeygiyow aad ayaa u mahadsantahy waxaa badbaadisay gabdheyda nolosheeda aniga oo marwalba idin yasijiray cilmi ayaa ku yiri adeer waxaba ha ii mahadcekin dhalashada ayaan kula duwanahy lakin qalbiga ayaan walaal ka nahay dhamanteena sidaa aawgeed walaalhu waa in eey marwalba is badbaadiyan oo eey is garab siiyan aabhii taajirka ahaa hadalki cilmi saaid ayuu ug qiirooday lakin hooyadii ayaa sidaan tiri wiilkeygiyoow maanta laka bilaawo waxaa tihiin walaalo isla dhashay waadna isla ciyaaridontaa wax walba oo farxada waad wadaagidontan
waxeey yimaden gurika caaliyan cilmi waxa eey u xirtay ubaxa walltino cilmina waxa uu ku yiri maanta laka bilaawo waxaan yeelana labo walaalo caaliya iyo muna halka uu cilmina uu gudonsiiyey boonbale sidokale munan waxa eey ku faraxsaneed wallkeeda musadiq ayadan waxa eey gudoonsiisay fiyoore walltinimo waxaa caruuti eey jaariyada dhashsy u yimid aabihii oo waxa uu ku yiri lacagtan iyo dahabkan qaata maanta laka bilaawo walaalo ayaa tihin isku iscool ayaad dhiganesan
Sidaa waxaa ku dhamaday sheegadii
Mashaallah good
ReplyDeletePost a Comment