Cali waa wiil Tobonjira waxa uu la noola hooyadii reerkiisana waxa eey ahayeen beeraleey cali waxaa marwalba ug dhiibijiratay hooyadii ayeydii lacag
Waxa eeyna ku dhihijirtay hooyo orad lacagtaan qaad ee u geey ayaydaa wiilkii lacagta waxa uu ku qaaday gacanta kadib inta uu dhex soo socday ayey lacagti ka biday waxa uuna
u tagay ayeydii
Ayeydii ayaa dhahday ayeeyo lacagta gacmaha lakumaqaade waxaa lakishtaa jeebka kadib ayeeydii waxa eey kutiri hoo u qaad ukuntaan iyo burkan hooyo u geey kadib waa uu soowaaday alaabti waxa uuna ku ritay jeebka inta uu dhex soo socday ayaa waxaa jabtay u kunti iyo burki oo is dhex galeen
Ayuu waxa uu utagay hooyadii oo ku tiri hooyo lakuma rido jeebka ee gacanta ayaa laku qaada maalmo kadib
Post a Comment