Waxaa jiray gabar layiraa manaal waxa eey aheed gabar aad u da yar misna wax barashada ku fiicn waxa eey sifiicn u baranjirtay waxbarashada
Waxa eeyna u baratay sida dharka loo tolo waxa eey ku dheeresay xirfada harqaanka waxa eey tolojirtay dharka waxa eeyna jiray 8 sano
Manaal waxa hamigeeda ahaa in eey meel fiicn ka gaarto dhartolida maalinkii dambe waxa eey ku guulesatay iscoolki wax barashada eey ku baratay sida harqaanka loo tolo dhanka dharka qurxinta ah
Manaal waxa eey daganayeen tuulo yar markii eey isckool dhameesay waxa eey goan ku gaaraty in eey magaalo ka bilawday sida dharka loo qurxiyo oo si quruxbadan loogu tolo kadib markii eey magaalka timid waxa dadka dhan jeclayeen in eey ka toshaan dharka maalinki dambe manaal weey weenatay
Waxaana soodontay nin ganacsado ah waaana oow guursaday waxaana lasoodajiyey gurika sodohdeeda waxa eeyna dhashay wiil kadib wiilkii waa uu weenay waxa uuna gaaray ilaa 3 sano manaal ayadana waxa eey yeelatay uur kale
Maalmo kadib waxaa sii weenaday uurkii manaal seeygeeda waxa uu ahaa mid u kala goosho wadamada maalnki dambe waxa uu safar u aaday dalka Turki waxaana lasoo sheegay in diyaarada uu saarnaa eey qaraxday ninkeeda halkaas ayey ku barooratay manaal kuna niyad jabtay waxaa sidokale halkaas ku baroortay maamadii wiilka dhashay
Maalmo kadib waxaa dhashy manaal oo waxa eey dhashay wiil kale halkaas ayaa maanl iyo caruurteeda waxaa lasoo daristay xaalad adag oo faqri ah ninka gurika iskale ayaa maalin u yimid oo kuyiri lacagta hadaa dhiibiweydaan waa in aad gurika iskaga baxdaan
Manaal ayaa ka codsatay in eey lacagta u keeneso una dulqaato subax ayada oo wiilkeeda cunto siineeso ayuu waxa uu ku yiri aabaheey waxa uu ii keenijiray IC crem hadana waxaan rabaa inaad ii keento ayadana waa eey murugatay waxa walwal saaida ku hayey kirada kuriga laku leeyahy
Maalinki dambe waxaa eey goan ku gaartay in eey iibiso gadiinada nikaax ee qoorta ug jirto sidii ayeyna waxa eey katageen magaaladi waxaa eeyna dageen tuuladii eey hooyadeed ku noolayeen halkaas ayey ku dhamatay qisadii manaal
Post a Comment