Waxaa jiray maalin labo gabdhood oo rajo iyo agoon ah waxa eey la noolayeen adeerkood iyo xaaska uu qabo xaaska uu qabo waxa eey aheed mid marwalba ula dhaqanta sida xun gabdhaha marka uu adeerkood maqanyahy
Waxa eey ku qabataa shaqada gurika waxa eeyna u diida cuntada waxa eeyna u dishaa si xun labada gabdhood waxa magacyadooda layiraa ahlaam iyo amal waxa eey ahayen labo gabdhood oo aad u aqlibadan waxa eey amal iyo ahlam goan ku gaaren in eey bananka shaqo u raadsadan
Sidii ayeyna lacag ku raadiyen waxa eey bilawen in eey u shaqeeyan reeraha si eey lacag ug helan balse marwalba waxa shaqo badan ku dulijiraty eedada xun maalintii dambe si eey edadadn ug dhuuntan ayey shaqada u aadi jireen waxa eey shaqadii wadan
Oo marwalba eey aadanba ayaa edadaii xumeed waxa eey bilawday in eey si xun u disho amaal iyo ahlaam waxa eey aragtay ayaga oo gurika kamaqan waxa eeyna ka jiitay timaha waxa eey banaanka u saartay labadii gabdhood xili roob badan da aayo
waxaa banaanka ug yimid adeerkii oo ku yiri maxaa roobkan u joogtan eedadi ayaa ku tiri aniga ikama soogalayan gurikan waa in eey bananka seexdan adeerki ayaa ku yiri maxeey bananka u seexanayan waa ilmo yar waa masaakin ee xaaskeyga iska daa ha seexdan ilmahan kadin naagtii xumeed waa eey diiday adeerki waxa uu geyay guri aan ka fogeen gurika oo aanan cidna seexan oo roobka soodaayo
Waxa eey labadii gabdhood dageen gurikii marwalba oo roob soodao uu roobka soodeynaayo sidii ayey ku noolayen maalin walbana waxa eey midna aadi jirtay eedada si eey shaaada ug qabato midna waxa eey aadijirtay shaqadii kale oo reearah si eey lacag ug helaan oo noloshooda eey ka dabaran maalin maalmaha kamida waxa yimid roob aad u badan waxa uu qaaday gurikii eey
daganayen waxaa habeenkii roobka ug baryey waaga waxa eey markii waagii soo cadaaday ayaa waxa eey goan ku gaaren in eey lacagta eey heesten eey miis cunto eey furtan si eey noloshan ug baxan waxa eey bilaween in eey cuntada sameeyan waxaa u yimid dadbadan oo cunto kacunaan waxaa dadkii isweeydiiyen labadan gabdhood oo yaryar maxaa ku kalifay
Sidii ayey shaqadooda ku wateen labadii gabdhood oo waxa eey marwalba ka helijiren lacago badan
Post a Comment