Waxaa jiray aaryan iyo aasiyo waxeey aheeyen labo qof isqabo aaryan marna mauusan jecleen aasiya waxa uu ula dhaqmijiray si qaldan aasiya waxa eey sameemjirtay marwalba aaryan wax ka farxiyo
Balse aaryan muusan aheen mid ku farxo waxyaabahas oo dhan eey u sameeneso aaryan waa eey jecleed marwalba waxa eey ka fikirijirty waxa aaryan eey ku qancinlaheed
Waxaa dhacday maalin ayada oo suuqa adeeg ka doonatay beey waxa eey ku soolabatay gurikii aaryan waxa eeyna aragtay asiga oon joogin aaaryan waxa eey suuqa ug soo iibisay hadyado qaaliya balse nasiib wanaag muusan joogin
Markii dambe waxa eey sugtaba waxaa dhacday in gabalkii uu dhaco uusan imaan aaryan aasiya waxa eey u fadhiisatay bananka hore aasiya waxaa ku dhacday dhaxan badan sida eey bananka ug sugeesay kadib waxaa yimid aaryan oo qamri cabsan
Kadib aasiya waa eey ku faraxday imaanshiyaha aaryan waa eey qabatay waxa eey geesay suuliga waa eeyna usoo qubeesay kadibna waxa eey sii say cunto waana eey seexisay balse
Markii uu subaxdii sookacay ayuu abaalkii eey leedahy waxa uu ug badalay xumaan iyo aflagaato kadib aasiya waa eey xanaqday waa eey ooysay waxa eeyna aaday gurika hooyadeed iyo aabaheed kadibna waalidkii ayaa kudheheen maxaa ku helay kadib arintii ayey waalidka u sheegtay waalidkiina
Ma eeysan xanaqin gabdhii ayey ku waaniyeen in eey u laabto ningeeda
Balse aasiya waxa eeytimid gurika ningeeda balse waxa eey aragtay asiga oo naag si an shaxumo ah eey u saarantay sariirteeda aasiyo waa eey yaabtay waxa eeyna cabaar daaqada ka eegesay labadan dhaqanxumada eey ku sameenayan gurika aasiyo waliba sariirteeda
Aasiya waxa soo furtay guriga waxa eeyna ku tiri maxaad gurikeyga kaqabnesaa aaryan waxa uu ug jwabaay gabdhan ayada ayaa gurika leh ee iska aad famliy aad aaday gurikooda kaas ayaad leedahy anagina adi kuma rabo ee qoftan ayaan rabaa aasiyi ayaa saas laku yiri kadib aasiy waa eey carootay markale gurikan waa eey iskag tagtay alaabtii dhan waa eey ka qaadatay
Post a Comment