Sheekadii dhagdheer

Sheekadii dhagdheer

 Waxaaba waxaa jiray  dadqalato la oranjiray fhag dheer oo ku nooleed bohola xarkagagay ee dalka soomali  caadooyinkeeda xumaa waxeey boor iyo habaas ka kiciyeen dhul markiisa hore ahaa doog iyo cagaar

Mudo aad u dheer  ayaa roobkii ka guuray xoolihina waa eey macluuleen  dhagdheer aadbeey u xoog weeyneed  una dhag dheered waxa eey dhawaaq ka maqlijirtay  meel u jirta maalin iyo bar 

 Subax beey waxeey u dhaqaaqday u gaarsigii cunto maalmaedkeeda  ayada oo gacanta ku sidadata masaar dhabarkan ug xiranyahy juwanka eey ku sooridanlaheed hilibka 

Post a Comment

Previous Post Next Post